Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeeray Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, halkaas oo la dhigay qaar kamid ah ciidamada maamulka Somaliland ee kusoo dhaawacmay dagaalkii Laascaanood. Muuse Biixi ayaa gacan qaaday ciidamadii kusoo dhaawacmay dagaalka Laascaanood, waxa uuna u kuurgalay xaalada caafimaad ee askarta dhaawacan, isaga oo ballanqaaday in maamulkiisa ku dadaalayo daryeelka … Continue reading Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)